Google

Wednesday, November 23, 2005

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo cagta mariyey qorshe ay soo jeediyeen xubno ka tirsan dowladdiisa (hadallo kulul oo uu u gudbiyey).

Wararka naga soo gaaraya magaalada jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda KMG soomaliya C/llaahi Yuusuf Axmed uu cagta mariyey xubno ka tirsan labada garab dowladda KMG ee halkaas ku sugan kuwaas oo ka soo horjeestay in wax wadahadal ah lala yeesho xubnaha dowladda ee muqdisho.

Sida warku sheegayo xubno ka tirsan labada Gole ee Jowhar ku sugan oo saluugsan qaabka lada dhinac ee dowladdu u wada hadlayso iyo hindisaha wadahadalkaas ee soo jeediyey Barre Hiiraale ayaa waxay olole xoog leh u galeen in qorshahaas ay ka hor tagaan iyagoo doonayua in xubnaha Muqdisho haddii ay tanaasuleen ay yimaadeen magaalada Jowhar oo wax gorgortan kale aan lala gelin, taasoo markii la gaarsiiyey madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu cagta mariyey sida warku sheegayo kadib markii uu cannaan kulul aadiyey xubnahaas oo uu u ku dhaliilay inay la yimaadeen waxa uu ugu yeeray keligoosadnimo in ay la yimaadeen, isagoo ku yiri Muqdisho jooga qaar ka mid ah anaga ayaa ka gardaran, mana aha in wax walba la isla soo taago maya ee aynu sugno waxa ka soo baxa waxa dadku inta badan ay doonayaan ee ah in la is arko marka hoe, la wada hadlo.

Bahda Warsid Muqdisho (Abdiraxman,Januune,Abdinasir)

Warsid.com

Comments: Post a Comment

Links to this post:

Create a Link



<< Home

This page is powered by Blogger. Isn't yours?

  • Awdal News
  • Cowslafil
  • Djibnet
  • Geeska Afrika
  • Jamhuuriya
  • Jammaame
  • Haatuf News
  • HargeysaOrg
  • Hiiraan
  • Onkod
  • Saylac
  • Shabelle
  • Somaliland Future
  • Somalia Today
  • Somalilandnet
  • Somaliweyn
  • Suxufi
  • Warsid
  • Michael Moore
  • Blogs
  • Africa Unchained
  • Friends of Ethiopia
  • archives
  • 26/10/2005
  • 28/10/2005
  • 30/10/2005
  • 01/11/2005
  • 06/11/2005
  • 07/11/2005
  • 08/11/2005
  • 09/11/2005
  • 13/11/2005
  • 14/11/2005
  • 15/11/2005
  • 23/11/2005
  • 25/11/2005
  • 06/12/2005
  • 31/12/2005
  • 19/03/2006
  • 24/03/2006
  • 01/04/2006
  • 14/08/2006
  • 26/01/2007
  • Nairobi
    HargeisaHargeisa
    BoramaBorama
    MogadishuMogadishu
    AddisAbabaAddis Ababa
    BerberaBerbera
    SheikSheik Mountains
    Somaliland
    Somaliland